Keydmedia Online Topic page for: Villa Soomaaliya

Warar Keydmedia Online | 5 August 2020

Drs Xaawo Cabdi waxay dhistay dhowr Isbitaal, kuwaasoo qeyb ka qaatey dib usoo nooleynta adeegga Caafimaad ee dalka, waxayna sidoo kale bare ka ahayd Jaamacadda Umadda.

Warar Keydmedia Online | 4 August 2020

Hanad Cabdullaahi Axmed Caddow, ayaa waxaa dhalay siyaasi caan ah, oo dhowr jeer tan iyo doorashadii C/qaasim usoo tartamayay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, balse aan ku guuleysan.

Warar Keydmedia Online | 3 August 2020

Inta uusan furmin Shirka Dhuusamareeb bishan, waxaa Villa Soomaaliya ka socda qorshooyin Farmaajo uu waqto, oo ku aadan arinta doorashadda muranka ka taagan.

Warar Keydmedia Online | 3 August 2020

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa doonayo inuu muddo kororsi Labo Sano ah ku dhawaaqo, taasoo la aaminsanyahay in ay gadaal ka riixeyso Villa Soomaaliya. 

Warar Keydmedia Online | 2 August 2020

Xogta ay Keydmedia heshay ayaa sheegaysa in Farmaajo uu Taleefonka kula hadlay Prof. Cabdinuur oo haatan ku nool dalka dibadiisa, isagoo ugu yeeray Muqdisho si xilka ugu magacaabo.

Warar Keydmedia Online | 2 August 2020

Safarka Jian ayaa yimid kadib markii ay Somaliland dhowaan oggolaatay inay Taiwan xafiis diblomaasiyasadeed ka furato Hargeysa kadib markii labada dhinac ay heshiis kala saxiixdeen.

Warar Keydmedia Online | 2 August 2020

Marxalad kala guur ah ayaa ka jirto xafiiska Ra'iisul wasaarihii hore, waxaana arintaas ku jahwareeray ku simaha Ra'iisul Wasaaraha, oo magacaabis iyo xil ka qaadis ka bixi la'.

Warar Keydmedia Online | 2 August 2020

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa cadaadis kala kulmayo Beesha Caalamka, kaasoo ku aadan shaqsiga uu usoo magacaabi lahaa Ra'iisul Wasaaraha dalka. 

Warar Keydmedia Online | 2 August 2020

Xukuumadda ayaa Meel Marisay 5 Xubnood Oo Kamid Noqonaya Golaha Adeegga Garsoorka Iyo Xubnaha Maamulka Hey’adda Batroolka 30-kii bishii lasoo dhaafay kadib kulan ka dhacay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha.

Warar Keydmedia Online | 1 August 2020

Lama saadilin karo ilaa hada cida loo magacaabayo Ra'iisul Wasaaraha, balse Cabdullaahi Cali Xasan ayaa kamid ah shaqsiyaadka ugu cad cad.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 24.3°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......