Keydmedia Online Topic page for: Mursal

Warar Keydmedia Online | 15 August 2020

Xildhibaannada ayaa loo diray fariimo ku saabsan Kulanka, iyadoo Mursal uu ka shaqeynayo inuu fadhiga noqdo mid aad looga qeybgalay, oo lagu lagu qancinayo Madaxweynaha.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2020

Qaramada Midoobey waxay sheegtay in uusan sax aheyn hindise-sharciyeedka maanta la horgeeyay Gollaha Shacabka, islamarkaana loo baahan yahay in Gollaha Wasiiradda ay dib u celiyaan sharcigii hore ee la ansixiyay 2018.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2020

Dadka odorosa siyaasadda Soomaaliya waxay sheegayaan in wadanka uu jilicsan yahay, oo ay ka dhic karaan dhibaatooyin dib ugu celin kara colaadihii uu kasoo baxay, hadii afartii sano mar la qaban doorashooyinkii dhici jiray.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2020

Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in hindise-sharciyeedka la horkeenay Gollaha Shacabka uu yahay mid kasoo horjeeda Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Warar Keydmedia Online | 8 August 2020

Ajandaha kulanka maanta ayaa ah Akhrinta koowaad ee Sharciga Dambiyada Galmada la xiriira, balse waxaa shaki badan laga muujinayaa in guddoonka Golaha uu si lama filaan ah miiska u soo saaro, uguna dhawaaqo ajenddaha la xiriira muddo kordhinta baarlamaaka afarta bil u harsantahay. 

Warar Keydmedia Online | 8 August 2020

Dadka odorasa siyaasadda Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweynaha albaab kasto u garaacayo sidii uu muddo kororsi u sameysan lahaa.

Warar Keydmedia Online | 1 August 2020

Arintaan ayaa la sheegay in Madaxtooyada uga gol-leedahay in Ra'iisul Wasaaraha cusub uusan yeelan xafiis uu si toos ah bulshada ugala kala xiriiro. 

Warar Keydmedia Online | 30 July 2020

Arintaan ayaa banaanka keeni karto in hay'adaha reer galbeedka ee degan xerada Xalane ay fara gelin toos ah ku hayaan howlaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 29 July 2020

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen, sidii loo maarayn lahaa xaaladda kala guurka ah ee Dalku marayo iyo qabsoomidda Doorasho ku dhacda waqtigeeda loona dhan yahay.

Warar Keydmedia Online | 28 July 2020

Wasiirka ayaa ugu baaqay shirkadaha bixiya adeegga internetka inay taxadar dheeri ah iyo heegan muujiyaan maalmaha soo socda inta cilladdan laga wada xallinayo si uusan hakad u galin adeegga ay bixiyaan.

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 24.4°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......