Keydmedia Online Topic page for: Hirshabeelle

Warar Keydmedia Online | 2 August 2020

HirShabeelle ayaa doorasho cusub galaysa dhamaadka sanadkan 2020, iyadoo aysan xalin dhibaatadeeda, waxaana lagu eedeeyaa Waare xil-gudasho la’aan iyo musuq-maasuq.

Warar Keydmedia Online | 1 August 2020

Wareegtada xilka looga qaaday Safiya ayaa sidoo kale lagu soo magacaabay Nadar Tabaax Maalin oo noqoneysa duqa cusub. 

Warar Keydmedia Online | 25 July 2020

Guddigan farsamo ayaa laga doonayaa inay soo diyaariyaan nooc doorasho oo dhinacyada ay ku wada qanci karaan ka hor shirka Dhuusamareeb 3, oo lagu wado inuu furmo 15-ka bisha August ee soo socota.

Warar Keydmedia Online | 23 July 2020

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uga digay inay kuraastooda u wareejiyaan deegaano kale oo markii horey laga soo dooran.

Warar Keydmedia Online | 20 July 2020

Xamsa Saciid Xamsa, oo ah Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in la joogo waqtigii uu muuqan lahaa doorka Hay’adaha Gargaarka Caalamiga.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 24.3°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......