Keydmedia Online Topic page

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’

Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ waa Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Maxamed Cabdullaahi Farmajo waxa uu ku dhashay Caasimada Muqdisho sanadkii 1962-dii. Waxa uu dugsiga dhexe uga baxay iskuulka 1-da Luuliyo, kan sarena wuxuu ku qaatay dugsigii farsamada gacanta ee Lafoole.

Faramaajo waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo muddo dheer deganaa magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Wuxuuna horey usoo noqday Ra’isul Wasaare laga soo bilaabo Nofeembar 2017 ilaa Juun 2011 waana aasaasaha ahan Xoghayaga-Guud ee Xisbiga Tayo.

Kani waa bogga ‘Farmaajo’ ee Keydmedia Online

News Keydmedia Online | 17 April 2021

Dalabkan ayuu u mariyay Qoor-Qoor iyo Guudlaawe oo Villa Somalia uga wakiil ah dhex-dhexaadinta Musharixiinta Hawiye.

News Keydmedia Online | 15 April 2021

Cali Yare oo loo yaqaano [Cali Jeeb ku jire], ayaa u qaabilsan Nabad iyo Nolol dacaayadaha Baraha Bulshadda [Social Media].

News Keydmedia Online | 10 April 2021

Madaxweynaha uu waqtiga ka dhamaadey ayaa isticmaalay xeelad uu ku fashilmay, oo ahayd inuu ka dhaadhiciyo Beesha Caalamka inay Deni iyo Axmed Madoobe qaswadiyaal yihiin.

News Keydmedia Online | 8 April 2021

Wuxuu Xildhibanada isaga taageersan si gaar ah ula wadaagay qorshihiisa shirka Afisyooni habeenkii Talaadada kadib markii uu Villa Somalia kula kulmay.

News Keydmedia Online | 25 March 2021

Since Dhusamareb 4 meeting last month, the regional leaders never had such an organized meeting to discuss the contentious issues related to the upcoming elections in Somalia.

News Keydmedia Online | 22 March 2021

Qoraal kooban oo UNSOM soo dhigtay barta Twitter-ka ku leedahay ayay ku sheegtay inay ku baaqayso si buuxda in looga wada qeybgalo shirka.

News Keydmedia Online | 22 March 2021

Waxuu ku billowday jawi niyad-jab ah, oo aan teendhada ku sugnayd dhinacyadii lagu casuumay oo dhan, iyadoo qol yar isku soo xireen Farmaajo iyo guul-wadiyaashiisa kadibna ku kala tagay.

News Keydmedia Online | 21 March 2021

Waxay tallaabadan kusoo aadaysaa xili Garoonka ay ku sugan yihiin Axmed Madoobe iyo Deni, oo mucaarad ku ah Farmaajo.

News Keydmedia Online | 17 March 2021

In mudo ah Kooxda Nabad & Nolol ayaa sumcad dil ku sameynaysa madaxdii hore ee dalka, gaar ahaan Xasan Sheekh, Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

News Keydmedia Online | 4 March 2021

Waa markii 3aad oo fashil ku yimaada kulanka Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday iclaamiyay, iyadoo ay diideen ka qeybgalkiisa Jubaland iyo Puntland.

News Keydmedia Online | 2 March 2021

Farmaajo ayaa shir kale oo aan loo dhameyn isagu yeeray qaar kamid ah maamullada iyo duqa Muqdisho afarta bishan.

News Keydmedia Online | 23 February 2021

Kani Torun ayaa noqday Safiirka Turkiga ee Soomaaliya xiligii dowladdii Xasan Sheekh.