Keydmedia Online Topic page for: Farmaajo

11 Luulyo 2020 waxaa Magaalada dhusamareb ka furmay shirka 5ta Madaxweyne ee Dowlad Goboleedyada (DG) Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DF). Ajendaha shirka wuxuu ahaa qabashada doorashada hay’adaha dastuuriga ee Soomaaliya oo kala ah Barlamaanka Federaalka (BF) iyo Madaxweynaha JFS ka hor dhammaadka muddo xileedka labadaas hay’adahood oo ku beegan 26da Disember 2020 iyo 7da Febraayo 2021. 

Warar Keydmedia Online | 15 August 2020

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad kooban maanta ka hor jeediyay Gollaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, side Keydmedia Online hore u soo qortay. 

Warar Keydmedia Online | 15 August 2020

Xildhibaanada ayaa u muuqda inay ka shaqeynayaan Mooshin mudo korarsi ah oo Farmaajo usoo dhiibay kaasoo la filayo markii uu kasoo laabto Dhuusamareeb in la meel mariyo, sidass waxaa yiri CC Shakuur. 

Warar Keydmedia Online | 15 August 2020

Xildhibaannada ayaa loo diray fariimo ku saabsan Kulanka, iyadoo Mursal uu ka shaqeynayo inuu fadhiga noqdo mid aad looga qeybgalay, oo lagu lagu qancinayo Madaxweynaha.

Warar Keydmedia Online | 13 August 2020

Farmaajo ayaa wajahaya caadis gudaha ah iyo mid caalami ah oo ku saabsan qorshihii dib u dhigista doorashooyinka iyo mudodo-korarsiga aan shariga ahayn ee uu doonayo.

Warar Keydmedia Online | 13 August 2020

Ganacsatada waxay ugu baaqeen Muqdisho iyo Nairobi inay ka shaqeeyaan sidii xal waara looga gaari lahaa caqabadaha haatan haysta ganacsiga miraa.

Warar Keydmedia Online | 13 August 2020

Taageeriyaasha hogaamiyihii hore ee Al-Shabaab ayaa Baydhabo ka sameeyay kulan looga hadlay xarigiisa, iyadoo sawirkiisa laga dhejiyay derbiga goobta, si loogu muujiyay deraankooda ku aadan maxbuuska Dowladda u xiran.

Warar Keydmedia Online | 12 August 2020

Kulanka oo ahaa mid is xog-wareysi ah, ayaa guddiga uga warbixiyey Madaxweynaha Galmudug hawlahooda shaqo ee ku aadan kasoo talo-bixinta nooca doorasho ee ka dhici karta Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 11 August 2020

Mid kamida Xildhibaanada Gollaha Shacabka oo lagu magacaabo Sacdiyo Salaad Samatar ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu shacabka ku marin-habaabinayo balan-qaad been ah oo uusan u fulin karin, taasoo ah doorasho qof iyo cod ah inuu dalka ka qaban doono 5 bilood kadib.

Warar Keydmedia Online | 10 August 2020

Taliyaha Ciidanka dhulka Genaraal Cabaas Amiin Cali ayaa gaarey Baydhabo, isagoo ay wehliyaan taliyeyaal sare oo ka socda Militeriga iyo AMISOM kuwaasoo abaabulaya duulaan ka dhan ah Al-Shabaab.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 24.3°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......