Keydmedia Online Topic page

Al Shabaab

News Keydmedia Online | 11 August 2020

Mid kamida Xildhibaanada Gollaha Shacabka oo lagu magacaabo Sacdiyo Salaad Samatar ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo uu shacabka ku marin-habaabinayo balan-qaad been ah oo uusan u fulin karin, taasoo ah doorasho qof iyo cod ah inuu dalka ka qaban doono 5 bilood kadib.

News Keydmedia Online | 9 August 2020

Saraakiisha Kumaandooska DANAB ayaa sheegay in dhowr xubnood oo katitsan Al-Shabaab ay ku qabteen howlgalka oo laga fuliyay nawaaxiga magaaladda Hobyo, ee gobolka Mudug.

News Keydmedia Online | 8 August 2020

Taliyaha Ciidanka booliska ayaa waday maalmihii lasoo dhaafay isbedello lagu sameeyay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

News Keydmedia Online | 7 August 2020

Sheekh Shariif, oo soo noqday Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Al-Shabaab dhaqaalo ahaan ay intii hore ka xoog badan tahay maanta, canshuurna ka qaadaan ganacsatada Muqdisho iyo goobaha ay dowladda maamusho. 

News Keydmedia Online | 6 August 2020

Taliyaha ayaa sheegay in ay Al-Shabaab dagaalka kaga dileen 17 xubnood oo uu ku jiro sarkaalkii qaabilsanaa Gobolka Baay oo lagu magacaabo C/casiis Isxaaq Nuurow (Abuu Yaxye).

News Keydmedia Online | 6 August 2020

Ugu yaraan 5 ruux oo uu ku jiro abaan duulihii qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka Maxamed Isxaaq Aadan ayaa ku geeriyooday dagaalkii shalay ka dhacay Deynuunaay, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaa ka badan, walow aan khasaaraha dhinaca Al-Shabaab laheynin.

News Keydmedia Online | 5 August 2020

Mas'uuliyiinta amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa sheegay inay khasaare gaarsiiyeen Al-Shabaab, islamarkaana ay Ciidamada iska caabiyeen weerarka.

News Keydmedia Online | 3 August 2020

Ilaa hadda cid sheegatay majirto weerarka, balse Ciidamada amaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa sheegay in ay ku raad joogaan. 

News Keydmedia Online | 2 August 2020

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxay Ciidamada Danab ka fuliyeen degaanka Koban oo hoostaga degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.

News Keydmedia Online | 2 August 2020

HirShabeelle ayaa doorasho cusub galaysa dhamaadka sanadkan 2020, iyadoo aysan xalin dhibaatadeeda, waxaana lagu eedeeyaa Waare xil-gudasho la’aan iyo musuq-maasuq.

News Keydmedia Online | 30 July 2020

Degmada Kaaraan ayaa waxa ku sugan Malleeshiyaad hab beeleed u abaabulan, oo shacabka ku haya dhibaatooyin sii xoogeysanaya oo maamulka ka wax qaban waayay.

News Keydmedia Online | 30 July 2020

Lama oga sida Abiy Axmed uga aqbali doonaan dhinacyada uu quseeya howlgalka Midowga Afrika, sida dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.