KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waa qaraxii 3aad oo labo todobaad gudahoda ka dhaca magaaladda Caasimada ah ee Muqdisho, oo amnigeeda uu faraha kasoo baxayo xili dalka uu galayo marxalad kala-guur ah.
MUQDISHO, Soomaaliya - Jugta qarax xoog leh ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, kaasoo aan la ogeyn halka rasmiga ah ee lala eegtay iyo nooca uu yahay.
Fahfaahinta oo dhameystiran, kala soco KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.