Aweys: Dube Dalka Lagu Burburiyay Dheh!

Keydmedia Online, Editorial - Xasan Daahir Aweys Asalkiisu wuxuu ahaa Korneel Ciidamada Asluubta, wallow Waqtiyadii dambe uu Shaati Diimeed gashaday, Dadka yaqaana waxey ku sheegaan in uu yahay Nin fudud oo aan tala qaadan taladiisana aysan kaafin.
Maqaallo Keydmedia Online
Aweys: Dube Dalka Lagu Burburiyay Dheh!

Tala xumada iyo kaligi talisnimada ayaa Sida lagu tilmaamo "Wadaadka Waalan" waxa u horseeday in kooxdiisii maskax ahaan la burburiyo kadibna awood ahaan lala wareego.

Xasan Daahir Aweys wuxuu Madax ka ahaa Barlamaankii MMI, wuxuuna muddo dheer ku soo dhex jiray Dagaalada Sokeeye, isagoo lagu tilmaamo inuu yahay Hogaamiye Kooxeed-diimeed ee hubeysan, wuxuu Mas




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.