Bandhiga Asbuuca - “Qaxooti” - 1989 - Asle Sunlight, Golol Art Gallery

Aragtida Cali Saciid Xassan, Asle Sunlight, Golol Art Gellery 1989 - In ay sidaan wax u dhacayaan waxaan dareemay 1989. Masawirkaan waxaad ka dheehankartaa: Wadan iyo Dad nolol caadi ah ku nool, fiiri gurigaan wax walba ku dhanyahiin hadana laga qaxay. Dawladii oo Madaafiic Shacabkeedii ku garaacday. Argaagax ku habsaday, Qax aan Itijaah lahayn. Illahow roonow Na bixi. jaantaa furan. Waxaa si fiican Masawirkaan u dareemi karan: Reer Hargeysa 1989. Reer koofureedka Galkacyo1989. Reer Moqdisho 1990Illa Maantay 2011

Bandhiga Asbuuca - “Ardaal” - 1987 - Photo by: Ali Said Hassan

Goobtu Masawirkan laga qaaday waa Xabaalo Barbaar oo u dhexaaysa Baydhabo iyo Dinsor.Ardaal: Waa geel jire Guur doon ah. Timo Tuurku waxuu astaan u yahay Wiilka reer bay-gaa oo aan wali guursan.

Mogadishu 1981

Naasa Hablood   1979

Yaa Mas’uul ka ah *New*

Yaa Mas’uul ka ah *New*

Yaa Mas’uul ka ah *New*