Bandhiga Asbuuca - “Midnimo” - 1989 - Asle Yaxye, Golol Art Gallery

Asle: yaxye Golol Art Gallery

Bandhiga Asbuuca - “Wirwir” - 1988 - Asle Sunlight, Golol Art Gallery

Waa Hooyo (Waygaas 1988) Caruurteedi Caano u weeyday. 24 Sano kadib, maxaa isbadalay?

Bandhiga Asbuuca - “Somali Fruit” - 1987 - Photo by: Ali Said Hassan

Masawirkaan aad arkeysiin waxaan Qaaday 1987 wuxuuna muujinayaa Haybada Gabdhaha Soomaaliyeed. Halkaan waa Xaruntii Shaqada ee Shirkada Somali-Fruit.