Bandhiga Asbuuca: Dhirta Daawada ah oo uu Geella Daaqo - 1988 Picture by Ali Said Hassan

Dhirta Daawada ah oo Geella Doygu daaqo - Sanadkii 1988 - Diinsoor iyo Qansax-dheere inta u dhaxeysa. Cali Saciid XasanDhirtaan waxey ka baxdaa dhulka Doyga oo loo yaqaano Bay iyo Bakool, waana Daawo oo Geella ayaa aad u Jecel oo daaqa. Sidaas bay Caanaha Geellu uga manaafiic badan yihiin Ariga ama kuwa Lo'da.

Geel, Diinsoor iyo Qansax-dheere inta u dhaxeysa 1988 - Picture by Ali Said Hassan

Geella waa Saddex nuuc, Geella Daaqa Waqooyiga Soomaaliya waa Geel Gaagaaban oo hoos u daaqa, oo Cowska daaqa Geella Mudug ilaa Gobollada Dhexe waa Geel dhexdhexaad ah oo Cowska iyo Dhirta dheerdheerba daaqa, Geella Saddexaad waa Geella Koofurta Soomaaliya oo kor u daaqa. - Dhaxal Sawireedka Cali Saciid Xassan