Video

Sida Muqdisho looga Ciiday Maanta

Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa, waxeyna Keydmedia Online idinka heysaa Video.
 

Warar Keydmedia Online
Sida Muqdisho looga Ciiday Maanta

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 5 August 2020 15:26

    Shirka Mudullood oo Muqdisho ka soconaya ayaa maalintii Afaraad galay, waxaana khudbado ka jeediyay Odayaasha dhaqanka, Nabaddoono, Siyaasiyiin iyo Xildhibaannada Beelaha ku metelaya Baarlamaanka iyo Wasiiradda katirsan Xukuumadda Soomaaliya.