AFDB oo $25M ugu deeqday Soomaaliya 

Soomaaliya ayaa loogu deeqay lacag gaareysa $25 Milyan oo doollar oo loogu talagalay masiibada COVID-19.

Warar Keydmedia Online
AFDB oo $25M ugu deeqday Soomaaliya 

Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) ayaa u ansaxiyay Soomaaliya $25 Milyan oo doallar, si kor loogu qaado dadaalada miisaaniyadeed ee qaran si loo yareeyo saameynta qaranka ee masiibada Covd19.

Lacagtaan ayaa la sheegay in loogu talagalay qalabka isbitaaladda iyo kordhinta awooda ICU ee Soomaaliya. 

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 5 August 2020 15:26

    Shirka Mudullood oo Muqdisho ka soconaya ayaa maalintii Afaraad galay, waxaana khudbado ka jeediyay Odayaasha dhaqanka, Nabaddoono, Siyaasiyiin iyo Xildhibaannada Beelaha ku metelaya Baarlamaanka iyo Wasiiradda katirsan Xukuumadda Soomaaliya.