Warar Keydmedia Online | 3 July 2010

Asle: ShaacirGolol Art Gallery

Warar Keydmedia Online | 2 July 2010

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka oo la hadlayay warbaahinta ayaa ku taliyay in naqshada Calanka Soomaaliya is badal lagu sameeyo.

Warar Keydmedia Online | 2 July 2010

Ciidamada Nabad sugida Dowlada ayaa xabsiga dhigay shalay wariyaal xog doon ahaa isla markaana ku sugnaa jiida hore ee dagaalka

Warar Keydmedia Online | 2 July 2010

R.wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharmar'ke ayaa sheegay inuu isku dhaf ku sameeyay golahiisa wasiirada iyadoona maalmihii aynu soo dhaafnay ay arimahaasi socdeen

Warar Keydmedia Online | 2 July 2010

Wararka laga helayo Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Sh.hoose ayaa sheegaya in dadka ku nool magaaladaasi uu fara ba'an ku hayo cudurka shuban biyoodka

Warar Keydmedia Online | 2 July 2010

Wararka ay Keydmedia.net ka heleyso Degmada Doolow - Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi bandow ay ku soo rogeen Ciidamada Ahlu-suna iyo kuwa Dowlada oo is kaashanaya.

Warar Keydmedia Online | 2 July 2010

Waxaa saakay Salaadii Subax kadib dib uga qarxay Degmooyinka dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Muqdisho dagaalo u dhaxeeya dhinacyada ku lagdamaya gacan ku heynta Magaalada

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

Xoogaga Ahlu-suna oo ka mid ah dhinacyada ka dagaalama Dalka ayaa maanta iyana dhankooda hajabaad cad u soo jeediyay wariyaasha ka howl gala deegaanada ay ka taliyaan.

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ka dhacay Dagaalo iyo duqemo baahsan kuwaa dhaxalkooda uu noqday dhibaato soo gaartay rayidka Soomaaliyeed.

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

kadib Dagaalo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay qeyba ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sababeen in dad hor leh ay ka barakacaan Magaalada.

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

Agaasimaha Idaacada Shabelle Cismaan C/laahi Guure ayaa si kulul uga soo horjeestay Amar ka soo yeeray hogaanka Xisbul islaam ee gobalka Banaadir

Warar Keydmedia Online | 1 July 2010

Madaxweyne Shariif Shikh Shikh Axmed oo shalay galinkii danbe booqday dakada Magaalda Muqdisho ayaa kormeer waxa uu ku soo kala bixiyay qeybaha Dakada.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 24.3°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......