Picture of Qareen Zakariya Ismaaciil Nuur

Articles by Qareen Zakariya Ismaaciil Nuur

​Qareen Zakariya I. Nuur waa qareen, bare Jaamacadeed iyo cilmi-baare ka howl-gala Magaalada Mugdishu, wuxuu xubin ka yahay Ururka Qareennadda Soomaaliyeed, wuxuu sidoo kale La-taliye sharci u yahay hay’ada dowladeed iyo kuwa gaar loo leeyahay.

Waxaad kala xiriiri kartaa: Zakariyei@gmail.com

Analysis Qareen Zakariya Ismaaciil Nuur | 16 August 2020

Qoramooyinkaan taxanaha ah waxay falanqeynayaan hindise-sharciyeedka dembiyada galmada ee ay dooddiisu haatan ka socoto Golaha Shacabka BFS.

Analysis Qareen Zakariya Ismaaciil Nuur | 8 August 2020

Sida aan wada ogsoonahay Golaha Shacabka BFS ayaa kalsoonidii kala noqday Xukuumaddii uu hogaaniyay Mdne:Xasan Cali Kheyre taariikhdu markey ahayd 25-tii Luuliyo 2020. Wuxuu Golaha Shacabku codka kalsoonida siiyay 1-dii Maasrso 2017.