Picture of Dr. ​Axmed A Yuusuf

Articles by Dr. ​Axmed A Yuusuf

Dr. Yusuf waa Kabiir ku taqasusay culuunta shidaalka iyo soo saaridiisa. Degan Magaalada Houston, Texas, USA. Mudo badana u shaqaynayay Shirkadaha waawayn ee Shidaalka ee wadanka Maraykanka. 

Waxaad kala xiriiri kartaa emailka ah ayusuf21@gmail.com

Article Dr. ​Axmed A Yuusuf | 7 August 2020

Soomaliya waxay ku taal goob aad iyo aad muhiim ugu ah dhaqdhaqaaqa ganacsi ee caalamka, Waa bar ay ku kulmaan badwaynta Hindiya, badda cas, iyo badda carbeed (Arabian sea).