Picture of Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor)

Articles by Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor)

​Qoraa Qoraa: C/Qaadir Maxamed Cismaan oo ku magac dheer ‘Cabdiboqor’ waa dhaqaaleyahan, qoraa, iyo falanqeeye siyaasadeed oo ku sugan Magaaladda Minnesota ee Dalka Mareykanka.

Analysis Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 24 May 2022

Qof kaloo nagu cudubba, wuxuu doono ha isaga keen dhigo, wuxuu doono ha inoo jilo, wuxuu doonoo been-iyo-hawaas ahba ha inoo aqriyo, laakiin dictator Farmaajo, shantii sanee lasoo dhaafay, ayaa inooga filan. Fadlan dib aan kuu xasuusiyo kaligii-Taliyahan.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 20 April 2022

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 14 February 2022

Qoraa C/Qaadir Maxamed Cismaan ayaa qormadaan uga hadlaya dhacdo xanuun badan oo sanadkii 2020 ku dhacday qoyskiisa, waa qormo muujineysa cadaalad daradda ka jirta dalka.

Analysis Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 22 December 2021

Kooxda dictator Farmaajo waxeey wajahayeen, halistii ugu cusleyd, ee soo wajahda intii eey Villa Somalia joogeen.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 8 November 2021

Mahdi Maxamed Guuleed oo ahaa RW kuxigeenkii dalka, oo eey wataan dictator Farmaajo, iyo kooxdiisa dhiig-Cabyada ah, ayaa go’aansaday, inuu boobo kursi Xildhibannimo eeysan laheyn Jufadiisa hoose. Kursigaa oo uu ku fadhiyay: Xildhibaan Xuseen Carab Ciise.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 11 October 2021

Hogaamiyaha sida wanaagsan u fikira, waa kan isku hareereeya, dad isaga ka caqli, karti, aqoon iyo khibradba badan, oo dhankasta kala taliya. Sida muuqatana raysalwasaare Rooble sidaa ayuu sameeyey.

Analysis Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 25 September 2021

Ciidan isku heyb ah, si gaar ah u tababaran, oo aan la marsiinin wadadii ciidamada qaranka lagu qori jiray. Qormadaan C/Qaadir Maxamed Cismaan wuxuu uga hadalayaa sirta ciidanka Duufaan ee Fahad Yaasiin aka Abuu Cammaar, Farmaajo, iyo Kullane-Jiis aka Jiis-Mareexaan.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 19 December 2020

Waxaa 12-ka bishan diseembar 2020 Aabaheey Maxamed Cismaan Cosoble (Muxumad Bidaar), askari boolis ah, oo  lagu magacaabo “Caana-Nuug” kana tirsan Saldhigga Wadajir, madaxna uu u yahay Taliye Siciid, taliyaha Saldhigga Wadajir, dhalayna nin sarkaal ah, ayaa ku dilay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Seey-Biyaano agteeda.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 17 October 2020

Sida madaxweynaha Mareeykanka Donald J. Trump loogu xasuusan doono, ineey hogaan xumidiisa darteed ku hoos dhinteen in ka badan, laba boqoloo kunoo Mareykan ah, ayaa sidaa si lamid ah, MW Farmaajo loogu xasuusan doonaa, in hogaan xumidiida darteed, ummada Soomaaliyeed uga dhinteen, hal maalin iyo waliba hal qarax, tiradii ugu badaneyd ebid, waa qaraxii Zoobe’e.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 16 October 2020

Taliye Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin, taliyaha sida sharci-darrada ah ugu xiran MW Farmaajo, wuxuu ka mid ahaa, ardeydii Soomaaliyeed ee wax kusoo baratay, kana soo qalin-jabisay, mid ka mid ah jaamacadaha ugu sumcada badan dalka Maleeysiya.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 29 September 2020

Inkastoo siyaasada Soomaaliya ku yaryihiin, siyaasiyiin sharaftu waxkasta kala weyn tahay, dad dadnimo, damiir, shaqsiyad-wanaag, iyo moowqif cad leh, hadana waxaa jira kuwo ugu sii liita, oo tusaale loogu soo qaato, khayaanada, doc-wareenka, dhabar ka toogashada, iyo munaafaqeynta dadka aamina, ee soo dhaweysta.

Analysis Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 22 September 2020

Farmaajihii ummada u maleeysay rajada dalkan, iyo inuu ka duwan yahay, madaxdii inasoo martay, balse wuxuu noqday, nin lagu sirmay, lagu wada kadsoomay, laga wada shallaayayoo laga wada qoomameeyey. Waa Qormaddii Maanta ee C/Qaadir Maxamed Cismaan.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 18 August 2020

Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin, hore ayey jeebka ugu riteen, Mursal, Muudeey, iyo koox aan yareyn oo Xil-Madhibayaal ah, oo ay hore ugu qanciyeen, in mudada lawada kororsado, waa kuwaa foowdada, iyo sharci-ku tumashada u isticmaalaya markeey doonaanba.

Analysis Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 11 August 2020

Aqristoow, mudo ayaa waxa la liicin waayey, labadan nine, MD Farmaajo iyo RW Kheeyre, wada socday, oo xitaa hadii khilaaf dhexmaro, bannanka iman waayay.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 4 August 2020

Intaa kabacdi aqristoow, maadaama Nabad iyo Nolol (N&N) burburtay, garabka ama taageerayaasha MD Farmaajo, oo waxaad ayaamahan maqleeysaa dhahaya, Kheeyre waa ninkii Khayaanay MD Farmaajihii keenay!

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 10 March 2014

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” - Salaanta Islaamka kabacdi, dadka aan Siyaasadda dalkooda sidaa ula socon sababo aad u farabadan darteed, waxbadanna aanan ka fahmi karin ayaa dalkasta isaga badan, sidaa daraadeed inyaroo siyaasiyiin ah (The Political elite) ayaa inta badan sida eey rabaan dadkaa hadba dhinac ugu jeediya.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 7 November 2013

Abdulkadir Mohamed Osman, “Abdiboqor” - By writing this article, I want to make comparisons of two countries. One is mine: Somalia and the other is Malaysia where I currently live. I will be telling both the good and the bad for fairness. At the same time I want to remember and record part of my country’s history. I also want to inspire both current and future leaders in order to make them realize that the legacy that they leave behind for the Ummah is what matters most.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 17 September 2013

Cabdulqaadir M. Cismaan “Cabdi Boqor” Ciidamada Shisheeye ee dalka joogaahi waxeey isugu jiraan, kuwa dowlado ka socda, oo si sharci lagu sheegey dalka kusoo galey, kuna jooga. Waxaase sidoo kale jooga kuwo calooshood-ushaqeysteyaal ah (Mercenaries), oo Shirkado wada ah.

Article Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 28 July 2013

Cabdulqaadir Maxamed Cismaan - Allaah ayaa Mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha Sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda Qormada.

Article Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 28 May 2013

W/D: Cabdulqaadir Maxamed Cismaan “Cabdiboqor” - Soomaaliya Soomaali Baa Leh, Midkii Kala Saar Lahoow, Midkii Kala Sooc wadoow, Midkii? Si Xun U Fekeroow, Sareeda Hadeey Ku Waarto, Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro, Samaanteed Iyo Xumaanteed, Soomaliya Soomaali Baa leh...

Article Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 30 March 2013

W/D: Cabdulqaadir Maxamed Cismaan “Cabdiboqor” | “Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane”- Cabdilahi Suldaan Maxamed "Timacade" - Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 12 March 2013

Cali Sh. Maxamed - Bulshaan kala sareyn iyo sinaan baan sugeynee, Sedbursigoo la suulshiyo xaqsoor baan sugeynee, Saxalkoo dhammaadiyo sharaf baan sugeynee, Gacmo laysi saariyo nabad baan sugeynee, Sallaankii midnimadoo la kabaan sugeynee, Seermaweydo hoortiyo xareed baan sugeynee, Guryosamo la dego iyo barwaaqaan sugeynee, Saadaashii may noqon oo saakey ka daran tahay, Eebbow na samatabixi oo guusha hayna seegin. - Maxamed Warsame Tabantaabo

Article Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 16 February 2013

W/D: Cabdulqaadir Maxamed Cismaan “Cabdiboqor” - “War Helaa, Talo Hela!” - Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 29 November 2012

By Cabdulqaadir Maxamed Cismaan - “Nimaan Dhul Marin, Dhaayo Maleh” | Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 12 November 2012

By Cabdulqaadir Maxamed Cismaan - Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Akristaha sharafta badanoow, safarkeygii aan dhawaan wadankeenii Hooyo ku tagay (August 6, 2012-illaa-September 6, 2012), waxaan kusoo ogaadey in wadankeena eey ku socoto dacaayad warbaahineed oo xun...

Editorial Cabdulqaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor) | 28 September 2012

Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. - Mudane Madaxweynaheena cusubow (Prof. Xassan Sh. Maxamuud) Ummada Soomaaliyeed waxeey kuu heeysaa taageero aad u balaaran "HADA!" meel kastaba ha joogtee...