Soomaliya waxay ku taal goob aad iyo aad muhiim ugu ah dhaqdhaqaaqa ganacsi ee caalamka, Waa bar ay ku kulmaan badwaynta Hindiya, badda cas, iyo badda carbeed (Arabian sea).

Federaalnimo & Qabyaaladd

Burburka Soomaaliyeed

Maqaallo Keydmedia Online | 17 July 2020

Ayuub A. Aden (Keydmedia Online) - Waxaa caddaatay in Cadawga Soomaaliyeed uu yahay canaasir sheegata magac Soomaalininada haddana hoosta ka wadata xeelad ku dhisan Qabyaalad iyo Federaalnimo. Soomaaliya waa Qaran aan qaybsami karin ee waxaa kala qaybinaya inta ku qaraabata Qabyaaladda iyo Federaalnimada.

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 24.4°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......

Maxamed Cusman Cumar — Qoraalka aad aqrinaysid qaar waa wax jira, qaarna waa wax mala awaal ah, kuna saabsan waxa dhici kara, marka ay dhammaato muddada jiritaanka Maamulka Federaalka iyo muddadii xafiiska loo doortay Maxadweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, haddii la qaban waayay doorashadii la ballan qaaday. Marna maku fikirnay?

Faalada Isbuucaan ee Wadanka

Maqaallo Keydmedia Online | 19 July 2014

Samatalis Haille — Dad gaaraaya 14, ugu yaraan, aa lagu dilay wadanka Soomaaliya laga soo bilaabo 10kii bishaan, Luuliyo, ilaa 16-da isla bishaas - Tani waa Faaladda Isbuucaan oo uu soo diyaariyay Samatalis Haille.

Wariye iyo War gure maxaa kala haysta?

Maqaallo Keydmedia Online | 17 July 2014

Cabdiraxiin Hilowle Galayr — Waa goor subaxnimo ah, goor sheegtaduna ay abbaareyso 9:30kii subaxnimo. Waxaa la soo wacay, Warriye Gallad, oo sidii lagu yaqaannay, shalay galab iyo habeennimadii ilaa subaxnimadii goobaha dowladda iyo ganacsiga lugta soo mariyey...

Beesha Caalamka way diiday Tayenta Ciidamada Xoogga, hadaba maxaa Xal ah?

Maqaallo Keydmedia Online | 16 July 2014

Cabdulahi Ibrahim — Beesha Caalamka ayaa si joogta ah u diideysay Tobankii Sano ee la soo dhaafay baaqyo badan oo ka imaanayey Siyaasiyiinta Soomaalida gaar ahaan Madaxda DF, Baaqyadaasi ayaa lagu dalbanayey tayenta Ciidamada Soomaalida, nasiib daro, waxa ay noqdeen baaqyadaasi kuwa aan dheg jalaq loo siinin arimo badan oo jira dartood.

Dhul Badeedka Soomaaliya Waa 750 KM!

Maqaallo Keydmedia Online | 14 July 2014

Dr. Saciid Ciise Maxamud — Waxaa jira in wadamada ay kor u kacday awoodooda dhaqaale oo u badan kuwa reer Yurub ay had iyo jeer horor ku yihiin kheyraadka dabeeciga ah ee addunka oo ay doonayaan si toosa iyo si dadbanba iney u dhacaan, gaar ahaan wadamada saboolka ah oo soo koraya.

Dowladda ma haysataa waxay ku doodo marka Ilaahay hortiisa la isgeeyo?

Maqaallo Keydmedia Online | 11 July 2014

Samatalis Xayle — Samatalis Xayle ayaa ka falanqeynaya Weerarkii Labaad ee lagu qaaday Villa Soomaaliya, Maalintii Talaaaddada iyo Waxqabad la'aanta Dowladda Federaalka

Dhacdooyinkii Wadanka ee Isbuucaan

Maqaallo Keydmedia Online | 5 July 2014

Dr. Samatalis Haille, (London) - Maalintii ay ahayd bisha 26ka Juun, 2014, waxaa saldhig ku yaalla Buulo Barde oy leeyihiinda ciidamo ka socda wadanka Jibuuti, oo ka tirsan AMISOM, weeraray ciidan ka tirsan kuwa Shebaabka. Labo askari oo Jibuutiyaan ah meesha lagu dilay, meesha askartii Shebaabkana, oo labo ahaana, meesha lagu dilay.

Warbixin: Howlgalka Nabad ku Afur oo isku badelay “Naxdin ku Afur”

Maqaallo Keydmedia Online | 4 July 2014

Muqdisho (KON) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa balanqaaday kahor inta ay dhalan Bisha Ramadaan Barnaamij ay ugu magacdartay "Nabad ku Afur", kaasi oo Ujeedkiisu ahaa in aysan Caasimadda ka dhicin Falal ka dhan ah Amaanka inta lagu guda jiro Ramadaanka.

Qabiil walbow Calankaa Mise?

Maqaallo Keydmedia Online | 2 July 2014

Dr. Ali. A. Hirabe — Waxaa lagu jiraa maalmihii xoriyada, waxaad maqleeysaa Taariikhdii gumeeysiga iyo sidii xoriyada lagu helay, waxaan dib u milicsaday heestii aheeyd Qolabaa Calankeed duul waa ceeynoo anagana keena waa cirkoo kale ee, aad ayaan ugu xumahay in maalmaha xoriyada laga xuso Somaliland iyo Puntland.

Halganka Lagu Hiigsanayo Gobonimo Buuxda oo Laga Doortay Gunimo

Maqaallo Keydmedia Online | 29 June 2014

Dr. Saciid Ciise Maxamud — Aniga oo ku hadlaya magaca Xisbiga Dadka waxaan shacabka Soomaaliyeed u soo gudbinayaa hambalyada lagu xusayo Maalinta mudan farxada oo ah Kowda Luuliyo oo ku aadan sannadguurada 54aad ee ka soo wareegtey kadib halgan ay shacabka Soomaaliyeed isaga xoreeyeen gumeystaha reer Yurub oo madaxbanaanidooda ay ka xayuubsadeen 1960.

IGAD, UN, iyo EU waxay Banaanka Dhigeen Madaxwayne Xasan - Jawaab

Maqaallo Keydmedia Online | 21 June 2014

Samatalis Xusseyn Xayle — Maxamud M. Culusow wuxuu Qoraalkiisa "Somalia: IGAD, UN, iyo EU waxay Banaanka Dhigeen Madaxwayne Xassan" ku sheegay in Madaxwaynaha Jamhuuridda Federaaalka Soomaaliya, JFS, Mudane Xassan Sh. Maxamud ay xilka ka tuureen IGAD, Qaramada Midoobay, QM iyo Midowga Yurub, MY.