Soomaliya waxay ku taal goob aad iyo aad muhiim ugu ah dhaqdhaqaaqa ganacsi ee caalamka, Waa bar ay ku kulmaan badwaynta Hindiya, badda cas, iyo badda carbeed (Arabian sea).

Federaalnimo & Qabyaaladd

Burburka Soomaaliyeed

Maqaallo Keydmedia Online | 17 July 2020

Ayuub A. Aden (Keydmedia Online) - Waxaa caddaatay in Cadawga Soomaaliyeed uu yahay canaasir sheegata magac Soomaalininada haddana hoosta ka wadata xeelad ku dhisan Qabyaalad iyo Federaalnimo. Soomaaliya waa Qaran aan qaybsami karin ee waxaa kala qaybinaya inta ku qaraabata Qabyaaladda iyo Federaalnimada.

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 24.4°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......
Maqaallo Keydmedia Online | 22 August 2014

Bashiir Cali Xaashi — Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii Sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay, laakiin hadaan Soomaali nahay Sawir qaldan baan ka heysanaa Siyaasadda.

Musalsallooyinka iyo Saameynta ay Qoyska ku leeyihiin - Qeybta Kowaad

Maqaallo Keydmedia Online | 21 August 2014

Warbaahinta Casriga ayaan shaki ku jirrin inay saameyn ku yeelatay nolosha iyo asluubka Aadanaha hab wanaag iyo xumaan intaba, Waa Qormo looga hadlayo Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska oo ay diyaarisay Nasra Abid Osman "Nasra Bakaal".

Bulsho wada Munaafaqowday!

Maqaallo Keydmedia Online | 19 August 2014

Cabdicasiis Maxamed Shidane. — Xurriyad la'aanta iyo Qofku in uusan cabbiri karin aragtidiisa sax iyo qaladba, waxay horseeddaa faafidda munaafaqnimda iyo bulsho aan soo bandhigi karin xumaanteeda iyo samaanteeda.

London: Geesi Soomaaliyeed oo Booliska Ingriiska badbaadshay

Maqaallo Keydmedia Online | 14 August 2014

Keydmedia Online — Maxamed Cabdullahi Gaagaale oo dagan Degmada West Norwood ee Magaalada London Dalka UK ayaa Madaxda Booliska London, UK waxey gudoonsiiyeen Abaalmarin & Shahaaddo Sharafta Geesinimo oo uu ku muteystay Badbaadinta Nolosha Askari British ah.

Dowladda oo Ogolaatay in Badda Soomaaliya Qeyb looga Gooyo Kenya, Bilowga 2015?

Maqaallo Keydmedia Online | 11 August 2014

Maxaa ka jira in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay garab siinayso Nin Keenyaati ah oo lagu magacaabo Simon Njuguna, kaas oo ahaa ninkii diyaariyey khariidadaha Badda ee Kenya u gudbisatey QM? Maxaase dhici doona Horraanta 2015?

Qaab Xumada Loo Dhisayo M. Goboleedyada Waa Muraayadda Dastuurka U Degsan Dalka

Maqaallo Keydmedia Online | 8 August 2014

Dr. Saciid Ciise Maxamuud — Dastuurka u degsan dalka oo lagu maamulayo dadka waxaa awooda meelmarintiisa iska leh xukuumada uu horkacayo madaxweynaha oo ah madaxa ugu sareeya hayadaha fulinta ee dowlada Soomaaliya.

Daryeel La’aanta Fanaanka C/Tahliil Warsame Ma Dhaqaalo Dari, Mise Dhaqaale Jecli

Maqaallo Keydmedia Online | 3 August 2014

Keydmedia Online — Cabdullaahi M. Cumar “Garfiiq” — Tan iyo Wixii ka danbeeyay 1988-kii Dalka waxa uu soo maray marxalado kala duwan iyadoona dadka Soomaaliyeed ay inta badan ay u kala caraeen dalalka deriska ah. Waagii Dalka Soomaaliya uu lahaa Dowlada dadka laf labarta u ah dalka iyo dadka waxa ay lahaan jireen qadarin gooni ah waxa ayna bulshada iyo Dowlada ay ku dhex lahaayeen Maamuus.

Hantida Gaarka Loo Leeyahay Ha La Dhowro Xuquuqdeeda - Hubka Muqdisho

Maqaallo Keydmedia Online | 1 August 2014

Dr. Saciid Ciise Maxamud — Hubka ay haystaan dadku wuxuu ka mid yahay hantida gaarka ah oo ay milkiyadeeda iska leeyihiin dadka hantidooda ku soo iibsadey hubka si ay ugu difaacdaan hantidooda, naftooda, iyo nabadeynta degaanka ay ku nool yihiin.

Sida looga Ciiday Dalka — Daawo

Maqaallo Keydmedia Online | 28 July 2014

Keydmedia Online — Caasimada Muqdisho, Caasimada Labaad iyo Magaalooyinka Waa-weyn ee Dalka ayaa Maanta si weyn looga ciiday Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, waxaana Dadka isagu soo baxeen Saaladda Fagaarooyinka magaalooyinka & Masajida.

Abwaan Saciid Xarawo: Saado Anaa Fanka ku soo Barbaariyey - Wareysi

Maqaallo Keydmedia Online | 26 July 2014

Keydmedia Online — Dilkii Qaabka darnaa ee Saado Cali Warsame (AUN) ayaa KON waxay Wareysi kala yeelatay Fanaanka weyn ee Fanka Soomaaliyeed Abwaan Saciid Xarawo oo aan waligii Maalin dhinacna uga bixin Magaaladda Muqdisho 25 Sano oo Wadanku soo maray is badalo Dhib badan oo aan la soo koobi karin.

Dhaqashada Geela ee Muqdisho & Caano Saafi ah oo looga maarmay kuwa Dibadda

Maqaallo Keydmedia Online | 23 July 2014

Keydmedia Online — Muqdisho waxaa Bilooyinkii ugu dambeeyay ka hirgalay Mashaariic dhanka Wax soo saarka Xoolaha looga faa'ideysto, taasi oo ay herheliyeen Ganacsato Soomaaliyeed, waxaana Warbixintaan ku eegeynaa Mashaariicda laga hirgaliyay Duuleedka Caasimadda.