Ayuub A. Aden (Keydmedia Online) - Waxaa caddaatay in Cadawga Soomaaliyeed uu yahay canaasir sheegata magac Soomaalininada haddana hoosta ka wadata xeelad ku dhisan Qabyaalad iyo Federaalnimo. Soomaaliya waa Qaran aan qaybsami karin ee waxaa kala qaybinaya inta ku qaraabata Qabyaaladda iyo Federaalnimada.

Keydmedia Online

Kaalin ay la keli noqotay

Maqaallo Bashir M. Xersi | 15 July 2020

Dhammaadkii 2005 ayaan qoray faallo halbeeggeedu ahaa: "Door intee la eg ayey ka ciyaaraan web-Beeleedyadu Hurinta Colaadaha?!" oo eheed qoraalkii u horreeyey oo website iigu soo baxa, aanse ahayn qoraalkii u horreeyey ee aan qoro, oonna ku faaqiday kaalinta mareeguhu ku lahaayeen, welina ku leeyihiin hurinta colaadaha, kicinta dadweynaha, isku dirka iyo dilka beelaha iyo bulshada Soomaaliyeed.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 24.6°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......

Kalluumeysiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha Soomaaliya, ayaa dhibaato ballaaran, oo mid dhaqaale iyo mid amni ku haya dalka, waxayna curyaamineysaa nolosha shacabka noloshooda ku tiirsan badda.

Soomaaliya:

‘Ka filo beero xashiish’

Maqaallo Dr. Ismail Malaas | 11 July 2020

Qoraalkaan wuxuu ka mid yahay qoraalladii ugu horeeyay oo lagu soo daabaco bogga hore ee KEYDMEDIA ONLINE sanadkii 2010, waxaana qoray allaha u naxariiste Qoraa sare Siciid Cabdisalaam oo magaca Ismaaciil Malaas ku saxiixi jiray qoraaladiisa, si uu argagixisadda uga gaashaanto.

Sifooyinka Farmaajo 2020 & Johnson 1968 oo isku eg

Maqaallo Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) | 10 July 2020

Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynihii 36aad ee Mareykanka, Lyndon Baines Johnson, waxay ahayeen kuwo aad isugu eg sifooyinka ay ku heleen taageero xoogan marka ay xilka imanayeen iyo hoos u dhac xoogan oo ku timid taageradooda shacbiyadooda marka ay soo dhowaatey wakhtiga uu ka dhamanayey xilkoodii 1aad.

Bayaan / Statement

Bismillahi Rahmani Rahim

Maqaallo Keydmedia Online | 30 June 2020

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay tobon sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray. 

Godane Inta u duceysay & Inta Habaartay!

Maqaallo Keydmedia Online | 7 September 2014

Keydmedia Online — Su'aallihii aan Shalay idiin soo gudbinay oo Ciwaankoodu ahaa » Godane: Yaa ka naxay, yaa ku farxay? «, waxaa nasoo gaaray 10.643 Jawaabo oo E-Mail iyo Fariimo Facebook kala ah, waxaana idiin soo xulnay Qaar kamid ah.

QUDBADA JIMCAHA & CULIMADA CASRIGAN

Maqaallo Keydmedia Online | 4 September 2014

Ibraahim Cabdi Geelle — Waa aragti Islaamiyan aan wax badan layska weydiinin siday ahaan Jireen Qudbooyinkii Maalmaha Jimcada ay isugu Imaan Jireen Xiliga Nabigeen Maxamed NNKH Iyo Saxaabadii sharafba badan lahayd, iyo Taabiciyiintii Qiima badan lahaa ee ka dambeeyeyba, iyo Maanta qudbooyinka Maalinta Ciidda Isbuuca ee Ummadda Islaamka isugu yimmaadaan Masaajidyada, iyo sida ay kula Fog yihiin.

Lagdankii Lammaanayaasha!

Maqaallo Keydmedia Online | 1 September 2014

Cabdicasiis M. Shidane — Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida ay ku fakaraan rag badan oo maanta ku nool dunida dacalladeeda, gaar ahaan, kuwooda ka soo jeeda bulshooyinka dib jirka ah, siiba anaga, ee nolasha si qallafsan u fahamy.

Waxaa na haysata Hogaan-xumi!

Maqaallo Keydmedia Online | 26 August 2014

Cabdullahi Ibraahim — Ku dhawaad 30 Sano, waxaa maalinba maalinta ka danbeysa sii laba lixaadsanayo Dagaalada Sokeeye ee Dalka ka jira iyagoo marba gashanayo shaati cusub oo ka duwan kii hore, ilaa la isla soo gaaray heer la is yiraahdo, waxaad tahiin Murtadiin ay waajib tahay in la laayo, waxaad tihiin Khawaarij ay waajib tahay in loo kaashado cid walbo xatta Xabasho.

Musalsallooyinka iyo Saameynta ay Qoyska ku leeyihiin - Qeybta Labaad

Maqaallo Keydmedia Online | 25 August 2014

Qeybta Koowaad — Warbaahinta Casriga ayaan shaki ku jirrin inay saameyn ku yeelatay nolosha iyo asluubka Aadanaha hab wanaag iyo xumaan intaba, Waa Qeybtii Labaad ee Qormaddii Musalsallooyinka iyo Saameynta ay Qoyska ku leeyihiin oo ay diyaarisay Nasra Abid Osman.

Hubka ma difaac Qabiil baad u sidataa mise Dagaal Dowladeed?

Maqaallo Keydmedia Online | 23 August 2014

Ayaanle Xuseen Cabdi — Waa laga yaaba in aad isweydiiso sababta marka ay dowaldu talaabo qaado Dad badan ay u yeeriyaan buun Qabiil kicin ah oo ah reer hebel hadaan nahay innaga ayaa naloo danleeyahay maa reer hebel hubka laga qaado iwm.

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH?

Maqaallo Keydmedia Online | 22 August 2014

Bashiir Cali Xaashi — Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii Sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay, laakiin hadaan Soomaali nahay Sawir qaldan baan ka heysanaa Siyaasadda.